Khariidada dalweynihi somaliyed
Sanadi 1889ki kahor Waxay ahayd waqti wanaagsan oo uu noola qof somali ah oo dunidan ugu nool sharaf cisi iyo karaamo .
Sida ay Taariikhdu xusayso
Balse maalmahaas wanaagsan masii nagaanin waxana kuso duulay cadow iskaga yimid daafaha dunida kaasi oo cadaan iyo madow leh waxaana isla markiiba noqotay mid asantay aragti ahayd umad aan cilmi ay asgayd kula tartanta lahayn aktoodana aysan u arag muhiimad sida ay kusii ahaan karto mid madax banaan.
Waxawlba way ay so dagdageen waxayna noqdeen fursadaha cadawga nusqarni kadibna umadi lagu so duulay waxay dhashay jiil ku kala qaybsan ahanshahahooda madaxbanaanidooda xitaa tariikhdoodi oo waxay suaal ka keenanaya qaar kamida jiritaankodi ka hor inta aan la qabsan
Hal ku dhigyadi jiilkas La so baxayna waxa kamid aha 5bay ahayd somali arab waayo africano dhamaan jahwareerkas iyo qaar kalo badan
waxay ahayd natiijada waqtiga dher ee lahaystayaasha aan ahayn taaso oo keentay jiil ku faanaya inay ahayeen lahaystayaal abidkooda laga soo bilaabo qarnigi 19aad ilaa manta oo ah qarnigi 21 ee milaadiga oo hada laga joogo laba qarni oo Dulaan wadareed lanagu soo qaadayey
Waxayna dhacayeen laga bilaabo 1889 ka hor ilaa manta oo ah 2021 miladi. Dhamaantoodna waxay ku so biyashubteen guulo guuldarooyin ku danbayey.
1889 - 1960 waqooyi galbeed iyo konfurta galbeed ee dalweynihi somaliyed waxa xoog ku qabsaday so duulayashi cadaanka aha. Ee ingiriiska iyo farnsiska waxay ku daadiyeen mlaayiin somaliyeed dhiigooda
Konfurta, bariga iyo bartamaha dalkana waxa qabsaday isla cadaanki ree yurub ee talyani sidaas si lamida malaayiin somali ah ayey ku xaauuqeen qabsashadaas
1954 qeybo kamida goboladi galbeed iyo konfurta galbeed ee dalka waxa ka baxay so duulihi ingiriiska nasiib darase waxa qabsaday so duulayaal kale oo madow ah .
71_sano oo xasuuq dhac dil wadareed kufsi dumarki somaliyed loo gaysanayey konfurta iyo waqooyiga dalka waxa timid raja ah in cadawga laga tashto
1960 ayey bilaabatay rajadaas dhankale goboladi galbeed iyo magaloyinku k/galbed ee dalka sidi ayey gacmahi shisheeye ugu jireen ilaa laga so gaaro 1976 iyo 1977 di oo qar kamida ah goboladaasi ka baxayn gacmihii cadawga magaldi xebeedi carta iyo goboladi galbeed ay la jaal ka ahaa halka magaloyinka konfurta galbeed ee lamuye wajer iyo garisa iyo magaaloyin kala oo konfurta galbeed ku yaal ay wali u si haystay cadawgi kuso duulay.
hal sano xornima dhiig badani ku daatay goboladi galbeed markale ayey gumaysi hoos galeen kadib mar kala ayey so duulayaasha madowga oo garabyo gardaro helayo qabsadeen 1978 ilaa mantana xornima ma arag ...
Ugu danbayn rajadi bilabatay 1960 ee ahayd in cadawaha laga tashto konfur iyo waqooyiba dalka way dhimatay badalkeedana iyaga ayaa cadaw isu arka manta magaladi cartana af dadnimo iyo dhaqanki somaliyeed gabagaba ayu u yahay
Goboladi galbeedna raja kasto ah in nolol xornima sharaf iyo cisi leh inay jirto dunidan mankoodi badi way ka saareyn
Gunaanadku wuxu yahay
Alaah aya gargaari doona ...
Balse su'ashan aya mudan isweydiin
Waxwalba oo foolxun aya dhacay kadib taariikhda aya qortay waxna kama aysan baran jiil ka jiil
Maxay kula tahay umada sidaasa natiijada mustaqbalkayda ??
✍Qoray: Mohamed Osman Haile